Dalab Online

Shopping App

2.2.2 per Dalab ICT
Jun 1, 2024 Vecchie versioni

A proposito di Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Online, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

Ka xuloDalab in linea:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa .

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Caratteristiche principali:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go, aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier wallet, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka appassionatoistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa acuteis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Per contatto-:-:

E-mail: support@dalabonline.com

numero di telefono: +252 61 2597175

Account di social media:-

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Novità nell'ultima versione 2.2.2

Last updated on Jul 5, 2024
A few bags fixed

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

2.2.2

Caricata da

Clayton Malumbres

È necessario Android

Android 5.0+

Available on

Segnala

Segna come inappropriata

Mostra Altro

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Scarica

Use APKPure App

Get Dalab Online old version APK for Android

Scarica

Dalab Online Alternativa

Trova altro da Dalab ICT

Scoprire