We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

このXeel-Daaqについて

xeelDAAQ、waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan。

xeelDAAQ、waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto、hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto。 Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani。 Dhugo oo kaliya、dabedna qaado

go‟ aankaaga。 Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa:ハダル、ハウルイヨワックスカバード、アマヒイル。 Xeeldaaqna waa intaba。

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kastawawa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn。 Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo。 Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa、

oowaxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara、iyo abbaabulka hawl ay iskood u

イエーシャン・マアランティーダ。 Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan。ラマ・ハヨ・ジトサンさん

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha、mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay。 Hubaashii se、dhabbada la maraayo、hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay。 Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad、iyo taa kale u marna run may sheegin。 Layskaga mid maaha xagna、oo lagama midaysna humaagaコレmooyeeワックスケール。 Kaliyawaxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed、hab-samida iyo rabitaanka guusha。

最新バージョン 5.0 の更新情報

Last updated on 2020年11月26日

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

翻訳中...

アプリの追加情報

最終のバージョン

Xeel-Daaq 更新を申請する 5.0

投稿者

إيمان شعيب

Android 要件

Android 4.1+

Available on

Xeel-Daaq をPlayストアでダウンロード

もっと見る

Xeel-Daaq スクリーンショット

APKPureをを購読する
最高のAndroidゲームアプリの最新リリースやニュースやガイドなどの情報にいち早くアクセスすることができます。
いいえ結構です
購読
購読完了!
APKPureの購読が完了しました。
APKPureをを購読する
最高のAndroidゲームアプリの最新リリースやニュースやガイドなどの情報にいち早くアクセスすることができます。
いいえ結構です
購読
成功!
ニュースレターを購読しました。