Sheekh Isaxaaq


3.0 by Soomaal Technology
2020年05月28日

關於Sheekh Isaxaaq

伊薩克薩克(W.Isaxaaq)無錫庫扎伊·馬加拉達(Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr)

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra(AD836-891)ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad。 Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray,庫納比拉貝灣barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba。

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado。 Waayo,isagoo weli caruur啊,ayuu awoowgii go'aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo u iskaga guuro,si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa。

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana,waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada,gaar ahaan culimada waaweyn。

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq。

Sannadkii 498 Hijra(AD1105)讚美詩人Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii,carruurtiisii,iyo wixii ay sii dhaleen,oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof。 Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina。 Sagaal wiil oo saddex bahood卡拉ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq。

最新版本3.0更新日誌

Last updated on 2021年10月21日
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...

更多應用信息

最新版本

3.0

上傳者

ทัตเทพ จันทร์ทบ

系統要求

Android 4.0.3+

Available on

舉報

舉報不當內容

更多

下載 APKPure App

可在安卓獲取Sheekh Isaxaaq的歷史版本

下載

下載 APKPure App

可在安卓獲取Sheekh Isaxaaq的歷史版本

下載

Sheekh Isaxaaq相關應用

Soomaal Technology 開發者的更多應用

最新發現