We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

关于Hir iyo Hiigsi

阿奎欧尼德·伊约·希西斯(Hyo Aqooneed Iyo Hiigsi)

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; Waxay Ka Turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh。 Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aoo ku ku gabagabooba guul,badhaadhe iyo nolol wanaagsan。

迪加纳尼(Dhiganahani) si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan。

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta,kuwaas oo ah ah isha kaliya ee ummadan。 Qormadani waa hir aqooneed,或horumarineed的ooooray soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya或; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba弥丹。 Sidoo kalena waa hiigsi nololeed,oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in dhabeeyaa ay haboon tahay,kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka。

Runtii waxaan afeef ka leeyahay,arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha,oo ka duulaya wanaag,se laakiin aanay khasab ahayn在la waafaqaa中。 Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada。 Sidaasoo ay tahay,raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa,wixii kasta ee eed’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin。

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo。 Hawshu si fiican Bay ku gunaanadantay; haseyeeshee,intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay,ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr啊。 Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta,oo balaadhan awgeedna,waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan蜡kasoo xigano。 Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah,wathaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha,waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino。 Waxaanu se ka duulaynaa yool,oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag,cidii kastaa ha yeelato’e,anaga oo d dhowrayna lahaanshiyaha。

最新版本5.0更新日志

Last updated on 2020年10月13日

Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

翻译中...

更多应用信息

最新版本

请求 Hir iyo Hiigsi 更新 5.0

上传者

Amir Daus

系统要求

Android 4.1+

更多

Hir iyo Hiigsi 屏幕截图

语言
订阅APKPure
第一时间获取热门安卓游戏应用的首发体验,最新资讯和玩法教程。
不,谢谢
订阅
订阅成功!
您已订阅APKPure。
订阅APKPure
第一时间获取热门安卓游戏应用的首发体验,最新资讯和玩法教程。
不,谢谢
订阅
成功!
您已订阅我们的邮件通知。