We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Informazioni su Hir iyo Hiigsi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay osare horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.

Dhiganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa era aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in the waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed 'yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu è socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato’e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.

Novità nell'ultima versione 5.0

Last updated on Oct 13, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

Traduzione in caricamento...

Informazioni APP aggiuntive

Ultima versione

Richiedi aggiornamento Hir iyo Hiigsi 5.0

Caricata da

Amir Daus

È necessario Android

Android 4.1+

Mostra Altro

Hir iyo Hiigsi Screenshot

Lingua
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Abbonato con successo!
Ora sei iscritto ad APKPure.
Iscriviti ad APKPure
Sii il primo ad accedere alla versione anticipata, alle notizie e alle guide dei migliori giochi e app Android.
No grazie
Iscrizione
Successo!
Ora sei iscritto alla nostra newsletter.