Hir iyo Hiigsi


5.0 توسط Soomaal Technology
28/09/2020 نسخه‌های قدیمی

درباره‌ی Hir iyo Hiigsi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed، Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Qormadani wa midhihii hawl muddo dheer qaadatay؛ waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan؛ badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul، badhaadhe iyo nolol wanaagsan.

Dhiganahani waxa uu Levelan ollole u yahay، baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo؛ si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku so so ururayaa dhalinyarta، kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed، oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed؛ kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed، oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay، kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay، arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha، oo ka duulaya wanaag، se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. قره قورادا آایا ماسولول ka آه واکس کاستا اوئو خلاد کا ییمادا. Sidaasoo a tahay، Raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa، wixii kasta ee eed 'yeheha؛ taasoo ah kaliya dhacdo oo ano loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay؛ haseyeeshee، intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay، ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta، oo balaadhan awgeedna، waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah، waxaana weheliya jaantusyo؛ kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha، waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool، oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed؛ halkaana waxaa aa waajib iyo inaanu so gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag، cidii kastaa ha yeelato’e، anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.

جدیدترین چیست در نسخه‌ی 5.0

Last updated on 13/10/2020
Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

اطلاعات تکمیلی برنامه

آخرین نسخه

5.0

بارگذاری شده توسط

Amir Daus

نیاز به اندروید

Android 4.1+

گزارش

گزارش محتوای نامناسب

نمایش بیشتر

جایگزین Hir iyo Hiigsi

از Soomaal Technology بیشتر دریافت کنید

کشف کنید