Use APKPure App
Get Hir iyo Hiigsi old version APK for Android
Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima
Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku hiện tại dám horumar j Cụml iyo himilo dheer ku salleyan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.
Dhiganahani waxa uu astaan ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo trong cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo in dalka dillaalaan.
Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba Mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifahaaleyaal
loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.
Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waahaqaa. Qoraha qormada ayaa mas namuul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed Hồi yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.
Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno Dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo cách noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu priceno wanaag, cidii kastaa ha yeelato Khăne, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.
Được tải lên bởi
Amir Daus
Yêu cầu Android
Android 4.1+
Use APKPure App
Get Hir iyo Hiigsi old version APK for Android
Use APKPure App
Get Hir iyo Hiigsi old version APK for Android