Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android
Cabdirisaaq waa Hal-abuur Da'a yar oo ku Nool Magaalada Hargeysa.
Murtida Hal-abuuray waxa ka uu pertengahan ah:
- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG yaraan socodo
- Meel tuuryo gaadhuu ku Tagi toban dharaaroode
- Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye
- Adigoo ka Tamar weyn maxaa talogal kuu diiday
Waxa kale oo ka mid ah:
- Hawada sare xidiga joogiyo, Adoo dayaxa hiigsanaaya.
- Ha siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.
- U hay hiigsiga naftaada, halkii shishe EEY u jeeday.
- Si aad himilada u gaadho, u fuul haadiyo galaydhka.
Iyo Qaar kale oo badan, oo aad ku DHEX arki doonto App-ka ...
Diunggah oleh
Luiz
Perlu Android versi
Android 2.2+
Kategori
Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android
Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android