Hal-Abuur Zeko


1.0 oleh Soomaal Tech
Feb 20, 2018

Mengenai Hal-Abuur Zeko

Cabdirisaaq waa hal-abuur da'a yar oo ku Nool Magaalada Hargeysa.

Murtida uu hal-abuuray waxa ka pertengahan ah:

- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG Yaraan socodo

- Meel tuuryo gaadhuu ku tagi toban dharaaroode

- goostaaye Tiigsi Iyo hanbuu leeyahoo talo ku

- Adigoo ka tamar Weyn maxaa talogal Kuu diiday

Waxa kale oo ka pertengahan ah:

- Hawada sare xidiga joogiyo, Adoo dayaxa hiigsanaaya.

- Ha Siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.

- U hay hiigsiga naftaada, halkii shishe eey u jeeday.

- Si aad himilada u gaadho, u fuul haadiyo galaydhka.

Iyo Qaar kale oo badan, oo aad ku dhex Arki doonto App-ka ...

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

1.0

Dimuat naik oleh

Luiz

Memerlukan Android

Android 2.2+

Laporkan

Tandai sebagai tidak sesuai

Tunjukkan Lagi

Hal-Abuur Zeko Alternatif

Dapatkan lebih banyak daripada Soomaal Tech

Cari